Hay’adda Somali Community Foundation
Oo 18 Qoys Dan yar ah raashiin u qeybisey iyo Bacaha guryaha lagu daboosho oo 24 xabo ah.
Lacagta raashiinka iyo Bacaha ku soo iibiney waxaa noo soo wakiishey walaalo muxsiniin ah.
Walaal sidoo kale waxaan u baahanay Ilmo agoomo ah in dhar Ciid u iibino nagal qeyb qaado
612625613.