Deeq lacageed oo lagaarsiyey dad Tabaleysan Oo Kusugan Baidoa

Deeq lacageed oo lagaarsiyey dad Tabaleysan Oo Kusugan Baidoa

Hay,ada Somali Community Foundation Organization oo xarunteda ugu weyn ey tahay USA Atlanta Georgia ayaa waxay deeq lacageed soo gaarsiisay dad tabaaleysan oo kunool kaamamka Barakacyaasha ee kuyaala barawe iyo Baidoa Deeqdasoo lagu wareejiyey dadkii loogu talagalay waxana kala gaarsiyey wakiilka guud ee Africa ee hey,ada Somali Community Foundation Organization iyo Agaasimaha Guud hey,ada Somali Community Foundation Organization marwalbo waxay utaagantahay kajawaabida bahiyaha guud ee dadka tabaleysan

Scroll to Top