Hay’adda somali community foudation:
waxey gurmad balaaran u fidisey Deg. AFGOOYE, kadib markii wabiga shabaale ku soo fatahay qeybo ka mid ah magaalada kana baraceen qoysas aad u farabadan gur yahooda, waxaa xusud mudan kaalinta hay’adda ka qaadatey’ iyo isku howlisey sidii wax ugu qaban la heyd dadkaasi soo bara kaceen oo xittaa aanan heysan hoy ay ku hoydaan hay’addu talaabada ay qaadey waxaa ka mid ahaa
- in deeq raashiid ay gaarsiisey
- in guriyo u kireysey ku dhowaad 1,000 Qooys oo ka mid ahaa dadkaasi fatahaada sameysey.