Hay’adda Somali Community Foundation Oo 18 Qoys Dan yar ah raashiin u qeybisey iyo Bacaha guryaha lagu daboosho oo 24 xabo ah. Lacagta raashiinka iyo Bacaha ku soo iibiney waxaa noo soo wakiishey walaalo muxsiniin ah. Walaal sidoo kale waxaan u baahanay Ilmo agoomo ah in dhar Ciid u iibino nagal qeyb qaado 612625613.

Scroll to Top