Hay’adda Somali Foundation
DATE: 15/01/2021
SOMALI COMMUNITY FOUNDATION: Waa hay’ad aan dowli aheyn waxaa ku bohooween walaalo iskooda isku xilqaamey oo kula nool shanta qaarad ee aduunka. Marka meel laga soo sheego xaalad bini’aadinimo waxey isku boorriyaan siddii gurmadd ugu sameeyn lahaayeen. Durbadiiba waxey bilaawaan in ay dhaqaalo iska aruuriyaan kadibnaay soo gaarsiyaan meesha dhibaatada ka jirtey.
- QOF KASTA JECEL IN GACAN KA GEYSTO SAMAFALKAAS BINI’AADINIMADA AH WAXAA NAGALA SOO XARIIRI KARAAN,ACOUNADAIYO TALEEFOONADA WEBSITE KA KU QORAN.
MAHADSANID.