WARBIXINTA BILAHA AH EE HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION

WARBIXINTA BILAHA AH EE HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION

DATE: 26/02/26/2021

MAQAALKAAN  WAXAAN UGU TALA GALNEY IN AAN LA WADAAGNO WALAALAHA MUXSINIINTA  AH MEEL KASTA AY JOOGAAN.

  1. HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION WAXEY XOOGA SAARTEY  MARKA HORE IN AY YEELATO WEBSITE AAN UGU SOO GUDBINO WAX QABADKEENA SAMAFALEED HAY’ADDU U QABATO DHAMAAN DADKA U BAAHAN IN WAX LAGALA QABTO DHIBAATADA MARKAAS HAYSATO SI AY U ARKAAN QOF ALAA QOFKS RABO IN KHEYKAAS KA QEYB QAATO AYEY AHEYD UJEEDA UGU WEYN AAN U HIRGLINEY WESITE KA.
  2.      KADIB MARKAAN NAGA SOO GAAREY MUUQAAL LAGA SOO DUUBEY AABE SOOMAALIYEED OO KU  XANUUNSANAAYEY WADDANKA KENYA GAAR AHAAN DHADHAAB HAY’ADDU  BLAAWDEY IN ISKU HOWSHO SIDII WAX U GAARSIIN LAHEYD AYADOO GACAN KA HELEYSESO WALAALAHA MUXSINIINTA AH OO WEBSITKA KA ARKEEN KADINA XARIIR BEY NALA SOO SAMEYEEN WAXEY AWOODA AH AYEY NAGU SOO HAGAAJIYEEN SIDAAS BAA HAY’ADDA KU GAARSEY WAXII LOOGU SOO DHIBEY.
  3. SIDO KALE MAR KALE AYAAN DEEQ LACAGEED GAARSIISEY HOOYO SOMAALIYEED OO IYADUNA  KU NOOL KENYA GAAR AHAAN XERYAHA QAXOOTIGA EE IFO.
  4. MASAAJID DHISMIHIISA KA SOCDA MAGAALADA KISMAAYO AYAAN GACAN KA GEYSANEY.
  5. HOOYO SOOMAALIYED OO KA XANUUN SANAA WIIL YAR AY DHASHEY OO LA IL DARNAA BURO SANKA UGA SOO BAXDEY  SI QALIIN LOOGU KADIB MARKA HAY’ADDA SOO GAAREY CODSIGA HOOYADA SOOMALIYEED HAY’ADDA WAXEY BILAAWDEY IN KAFAL CELISO CODSIGA HOOYADAAS LAAKIIN NASIIB DARO WIILKII YARAA WUU SAQIIREY QALIINKA KA HOR HASE YEESHEE HOYADII LACAGTII MAGACEEDA NAGU SOO GAARETEY WAXAAN KU GODOONSIINEY MAGAALADA JOWHAR OO DEGAANKEEDA HALKAAS AH.
  6. UGU DAMBEYNTII WAXAA CODSI NOOGA YIMID MACALIN DUGSI QU’RAAN OO KU YAALA MUGADISHU ASAGOO HAY’ADDA KA CODSANAYO IN HAY’ADDA UGU DEEQDO KUTUBO QUR’AAN KARIMKA AH TIRADOODUNA AHEYD 200 XABO OO KUTUBO IYO 90 XABO MAASKA AFKA LAGU XERTO MAADAAMA OO CAALAMKA KA JIRO COVID19 IYO QALAB  KALE OO NADAAFADA AH SIDA HAAMAN IYO DITAL IWM. NTAAS AAN SOO SHEGEY KA DAALACO WEBSITE KEEN.

 

Our categories

Recent post

Eid festival clothes distribution to the orphanage children in Somali

Happy eid celebration day to All Muslims around the world as a part of Somali community foundation organization with the chairman and mayor of Barawe district Somalia we have distributed Eid festival clothes to the orphanage children in Somali especially Barawe district that donated by Somali community foundation organization based in USA Atlanta Georgia to

Read More

Ramadan Appeal For the poor families In somalia

Here’s a suggestion for your appeal text for the holy month of Ramadan Iftar campaign for poor families in Somalia: — Ramadan Iftar Appeal: Help Feed Families in Somalia This Ramadan, let us come together to support the less fortunate. Many families in Somalia face daily struggles with hunger, especially during this blessed month. With

Read More

Cash assistance for the Needy people in Barawe District IDPs

Cash assistance for the Needy people in Barawe District IDPs that had provided by Somali Community Foundation Organization based in USA Atlanta Georgia but currently working in Southern and central of Somalia to help the vulnerable people by giving them health care, Education, Food supplies, Cash assistance, Madarasa Construction, Mosques building, Holy month Ifter to

Read More

Share

Scroll to Top