wareysigii xariiriyaha guud ee hay’adda somali community foundation oo dhameestiran

wareysigii xariiriyaha guud ee hay’adda somali community foundation oo dhameestiran

Xariiriyaha guud ha’adda somali community foundation Xaaji Munye Shamcun oo ka warbixinaayey waxa hay’adda u qabsoomey iyo wax u dhiman oo ay hiigsaneyso mustaqbalka dhow. sidoo kale xariiriyaha asagoo ka faa’ideysanayo fursaddan qaaliga waxaa tacsi tiiraanyo leh hawada u mariyey, eheladii iyo qaraabadii ka baxey wariye Axmed Cabdinuur,

Scroll to Top