waxaa mahad u sugnaatey Illaahy subxaanahu watacaalaa oo maanta.noo suurtagiliyey in deekh lacageed gaariisey hay’adda somali community foundation aabihii soomaaliyeed oo ku xanuunsanaayey xerada qaxootiga IFO-KENYA

D

MADAXDA HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION WAXAY U MAHADCELINEYSAA DHAMAAN INTA GACAN KA GEYSATEY, INTA XOOLAHOODA KU BIXIYEEN, IYO INTA U SOO DUCEEYEEN

AABAHA XANUUNSAN.

Scroll to Top