Activities

gurmadka u sameysey hay’adda somali community foundation Deg. afgooye

Hay’adda somali community foudation: waxey gurmad balaaran u fidisey Deg. AFGOOYE, kadib markii wabiga shabaale ku soo fatahay qeybo ka mid ah magaalada kana baraceen qoysas aad u farabadan gur yahooda, waxaa xusud mudan kaalinta hay’adda ka qaadatey’ iyo isku howlisey sidii wax ugu qaban la heyd dadkaasi soo bara kaceen oo xittaa aanan heysan […]

gurmadka u sameysey hay’adda somali community foundation Deg. afgooye Read More »

wareysigii xariiriyaha guud ee hay’adda somali community foundation oo dhameestiran

Xariiriyaha guud ha’adda somali community foundation Xaaji Munye Shamcun oo ka warbixinaayey waxa hay’adda u qabsoomey iyo wax u dhiman oo ay hiigsaneyso mustaqbalka dhow. sidoo kale xariiriyaha asagoo ka faa’ideysanayo fursaddan qaaliga waxaa tacsi tiiraanyo leh hawada u mariyey, eheladii iyo qaraabadii ka baxey wariye Axmed Cabdinuur,  

wareysigii xariiriyaha guud ee hay’adda somali community foundation oo dhameestiran Read More »

Scroll to Top