Author name: dazy4

Somali community foundation organization based in USA Atlanta Georgia that helps the needy people in Somalia to give them hope and build resilience ongoing projects Somali Community Foundation Organization focuses on diverse projects to the vulnerable people in IDPS and host Communities

waxaa mahad u sugnaatey Illaahy subxaanahu watacaalaa oo maanta.noo suurtagiliyey in deekh lacageed gaariisey hay’adda somali community foundation aabihii soomaaliyeed oo ku xanuunsanaayey xerada qaxootiga IFO-KENYA

D MADAXDA HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION WAXAY U MAHADCELINEYSAA DHAMAAN INTA GACAN KA GEYSATEY, INTA XOOLAHOODA KU BIXIYEEN, IYO INTA U SOO DUCEEYEEN AABAHA XANUUNSAN.

waxaa mahad u sugnaatey Illaahy subxaanahu watacaalaa oo maanta.noo suurtagiliyey in deekh lacageed gaariisey hay’adda somali community foundation aabihii soomaaliyeed oo ku xanuunsanaayey xerada qaxootiga IFO-KENYA Read More »

NAGALA SOO XARIIR

The It not This helps to stop the development of new acne lesions as remedio urotrin well as boost the overall appearance of the skin. only impacts blood glucose levels and overall wellness but can also have considerable effects for sexual function in males. discomfort is generally sharp as well as intensifies with activity or

NAGALA SOO XARIIR Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH

WAXAAN TIIRAANYADA IYO XANUUNKABA LA QEYBSANEYNAA WALAALKEEN SHEEKH CABDI OO KA MID AH MADAXDA HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION OO WIILKIISA LAGU DILEY WADDANKA MAREENKANKA . WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ILLAHAY HA INAGA WADA SIYO MARXUUMKUNA ILAAHAY QARIKIISA HA UW AASICIYO. WAXAANA ILLAHAY UGA BARYEEYNAA IN JANATUL FADOWSA ACLAA UGU BISHAAREYO AAMIIN.

TACSI TIIRAANYO LEH Read More »

HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION, MUXINIINTA KU BOHOWDEY DURBADIIBA SHEEKHA CODSIGIISA WEY U FULIYEEN

DATE:– 15/01/2021 MADAXADA SARE HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUDATION WAXEY UGA MAHADCELINAYAAN SIDA QIIMAHA BADAN UGA SOO JAWAABEEN CODSIGII SHEEKHA JOOGA, KAAKUMA KENYA OO HAY’DDA KA CODSADEY IN AY U GADAAN MAKAROOFAN OO MOWLACA LOOGU ADEEGA, SIDA MARKA MUXAADAROOYINKA DIINTA LUGA BAAHIYO LAGUNA ADIMO XILIYADA SALAADAHA. DHAMAAN WEY OGA MAHADCELINEYSAA INTA GACANTA KA GEYSATEY IYO INTA

HAY’ADDA SOMALI COMMUNITY FOUNDATION, MUXINIINTA KU BOHOWDEY DURBADIIBA SHEEKHA CODSIGIISA WEY U FULIYEEN Read More »

Scroll to Top