Author name: dazy4

Somali community foundation organization based in USA Atlanta Georgia that helps the needy people in Somalia to give them hope and build resilience ongoing projects Somali Community Foundation Organization focuses on diverse projects to the vulnerable people in IDPS and host Communities

gurmadka u sameysey hay’adda somali community foundation Deg. afgooye

Hay’adda somali community foudation: waxey gurmad balaaran u fidisey Deg. AFGOOYE, kadib markii wabiga shabaale ku soo fatahay qeybo ka mid ah magaalada kana baraceen qoysas aad u farabadan gur yahooda, waxaa xusud mudan kaalinta hay’adda ka qaadatey’ iyo isku howlisey sidii wax ugu qaban la heyd dadkaasi soo bara kaceen oo xittaa aanan heysan

gurmadka u sameysey hay’adda somali community foundation Deg. afgooye Read More »

wareysigii xariiriyaha guud ee hay’adda somali community foundation oo dhameestiran

Xariiriyaha guud ha’adda somali community foundation Xaaji Munye Shamcun oo ka warbixinaayey waxa hay’adda u qabsoomey iyo wax u dhiman oo ay hiigsaneyso mustaqbalka dhow. sidoo kale xariiriyaha asagoo ka faa’ideysanayo fursaddan qaaliga waxaa tacsi tiiraanyo leh hawada u mariyey, eheladii iyo qaraabadii ka baxey wariye Axmed Cabdinuur,  

wareysigii xariiriyaha guud ee hay’adda somali community foundation oo dhameestiran Read More »

Scroll to Top